HomeWararDfS oo sheegtay in ay qiimayn ku sameyn doono baahiyaha Bulshada Gaalkacyo

DfS oo sheegtay in ay qiimayn ku sameyn doono baahiyaha Bulshada Gaalkacyo

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmudug Cabdiraxmaan Shiikh Xasan oo ay Weheliyaan Ku Xigeenkiisa Maxamed Cabdi Cilmi iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Gobalka Mudug Qoodaar ayaa Magaalada Gaalkacyo kusoo dhaweeyay Wasiirka shaqada Iyo Arimaha Bulshada Dowladda Federaalka Soomaaliya Duraan Ahmed Faarax iyo Wafdi uu hoggaaminayo Waxaa Sidoo Kale Soo Dhaweynta Wasiirka Qayb Ka ahaa Boqolaal Ka Mid […]

- Advertisement -

Duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmudug Cabdiraxmaan Shiikh Xasan oo ay Weheliyaan Ku Xigeenkiisa Maxamed Cabdi Cilmi iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Gobalka Mudug Qoodaar ayaa Magaalada Gaalkacyo kusoo dhaweeyay Wasiirka shaqada Iyo Arimaha Bulshada Dowladda Federaalka Soomaaliya Duraan Ahmed Faarax iyo Wafdi uu hoggaaminayo

Waxaa Sidoo Kale Soo Dhaweynta Wasiirka Qayb Ka ahaa Boqolaal Ka Mid ah Shacabka Gaalkacyo oo Gacmo Furan Kusoo Dhaweeyay Wasiirka iyo Wafdigiisa oo Baryahaan Booqasho Ku Joogay Gobalka Mudug.

- Advertisement -

Duqa Degmada Gaalkacyo oo Wasiirka Soo Dhaweeyay ayaa sheegay in Gaalkacyo ay baahi Weyn u Qabto in lasoo gaarsiiyo waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Qaasatan Hawlaha Wasaaradda Shaqada Iyo Arimaha Bulshada.

Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Dowladda Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa u Mahadceliyay Maamulka iyo Shacabka Gaalkacyo ee Sida Diiran Usoo Dhaweeyay Wuxuuna sheegay in uu qiimayn doono baahiyaha dhinaca arimaha Bulshada ee Ka jira Gaalkacyo Dowladda Federaalkuna Wax Ka qaban doonto

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories