HomeWararCulimada Soomaaliyeed oo baaq u diray Musharxiinta Madaxweynaha iyo Dowladda dhexe

Culimada Soomaaliyeed oo baaq u diray Musharxiinta Madaxweynaha iyo Dowladda dhexe

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Shirka Muqdisho uga socda Masharixiinta Madaxweynaha ayaa waxaa uu marayaa meel xasaasi ah, iyadoo shirka ay ku biireen Odayaasha dhaqanka  iyo waxgaradka, waxaana sidoo kale qayb ka ah shirka oo aragtidooda ku biiriyay Culimada Soomaaliyeed. Culimada oo qayb ka ah shirka sida wararku sheegayaan ayaa waxaa ay soo saareen Culimadu baaq ku aaddan doorashada la […]

- Advertisement -

Shirka Muqdisho uga socda Masharixiinta Madaxweynaha ayaa waxaa uu marayaa meel xasaasi ah, iyadoo shirka ay ku biireen Odayaasha dhaqanka  iyo waxgaradka, waxaana sidoo kale qayb ka ah shirka oo aragtidooda ku biiriyay Culimada Soomaaliyeed.

Culimada oo qayb ka ah shirka sida wararku sheegayaan ayaa waxaa ay soo saareen Culimadu baaq ku aaddan doorashada la filayo in ay dalka ka dhacdo, waxaana ay ku baaqin in wax waliba lagu xaliyo wada hadal iyo isu-tanaasul.

- Advertisement -

Qoraalka ay soo saaren Culimada oo ka kooban Todobo Qodob ayaa waxaa talo soo jedin iyo baaq loogu diray madaxda doonaysa in u tar-tamaan Xilka madaxweynaha Soomaaliya, kuwaasi oo intooda badani ay Muqdisho ku shirayaan, waxaana ay sheegeen Culimadu in wixii khilaaf ah oo ku saabsan arrimaha doorashada laga wada fariisto.

Hoos ka Aqriso Qoraalka ay soo saareen Culimadu

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories