HomeWararArday Somaliyeed oo laga soo saaray Gobol uu ku fiday dagaalka Itoobiya

Arday Somaliyeed oo laga soo saaray Gobol uu ku fiday dagaalka Itoobiya

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Qaramada Midoobay ayaa 38 qof oo arday Soomaaliyeed ah ka soo samata-bixisay Magaalada Mekelle ee Caasimadda Ismaamulka Tigree-ga Itoobiya, halkaas oo hadda dagaalka dowladda iyo TPLF uu ku sii siqayo. Ilo-diblumaasiyadeed ayaa sheegey in Araydan oo ah qeybtii u horraysay Goordhaweyd laga geeyey magaalada Samaara ee Caasimadda Gobolka Canfarta, waxaana la geyn doonaa Magaalada Addis […]

- Advertisement -

Qaramada Midoobay ayaa 38 qof oo arday Soomaaliyeed ah ka soo samata-bixisay Magaalada Mekelle ee Caasimadda Ismaamulka Tigree-ga Itoobiya, halkaas oo hadda dagaalka dowladda iyo TPLF uu ku sii siqayo.

Ilo-diblumaasiyadeed ayaa sheegey in Araydan oo ah qeybtii u horraysay Goordhaweyd laga geeyey magaalada Samaara ee Caasimadda Gobolka Canfarta, waxaana la geyn doonaa Magaalada Addis Aabab.

- Advertisement -

Ilaa 23 Arday ayaa la sheegey in ay ku hareen Gobolka, kuwaas oo iyana Qaramada Midoobey ka soo samata-bixin doonto safarta labaad isla markaana waxaana Arday kale oo badan ay joogaan Gobol kale .

Muddooyinkii ugu dambeeyay waalidiinta Soomaaliyeed ayaa walaac farabadan ka muujinayay Ardayda waxkabarata Jaamacaddaaha ku yaalla Itoobiya gaar ahaan Gobolka uu dagaalka ka socdo ee Tigree-ga.

Dagaal xoogan oo u dhexeeya Ciidanka Milateriga dowladda Federaalka Itoobiya iyo kuwa Gobolka Tigree-ga ayaa weli ka socda waqooyiga  Itoobiya, kaasi oo geystay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, burbur hantiyadeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories