HomeWararQaban-qaabadii ugu dambeysay ee Shirka Musharaxiinta oo ka socota Muqdisho

Qaban-qaabadii ugu dambeysay ee Shirka Musharaxiinta oo ka socota Muqdisho

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Waxaa daqiiqado kadib Hotelka Jaziira ee Magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmi doona Shirweynaha Midowga Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2020/2021, kaasi oo socon doona muddo saddex maalmood ah. Howlka lagu qabanayo Shirka ayaa haatan waxaa ka socda diyaar garoow ku aadan sidii uu u furmi lahaa shirkaas, isla markaana waxaa goobta […]

- Advertisement -

Waxaa daqiiqado kadib Hotelka Jaziira ee Magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmi doona Shirweynaha Midowga Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2020/2021, kaasi oo socon doona muddo saddex maalmood ah.

Howlka lagu qabanayo Shirka ayaa haatan waxaa ka socda diyaar garoow ku aadan sidii uu u furmi lahaa shirkaas, isla markaana waxaa goobta kusii qul-qulaya Musharaxiinta iyo xubno kale oo la socda.

- Advertisement -

Inta uu socdo shirka ayaa waxaa looga hadli doonaa xaaladda siyaasadeed ee xiligaan dalku marayo, Arrimaha Doorashada ka dhaceysa dhammaadka sanadkaan 2020/2021 iyo sidii Muhsraxaiinta u sameeyn lahaayeen Is-baheysi mid ah.

Xalay ayaa Muqdisho waxaa kulamo gooni gooni ah ku yeeshay Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre iyo Musharaxiin kale, waxaana ay ka hadleen sidii looga arrinsan lahaa shirka Maanta u furmaya Musharaxiinta.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya Musharaxiin dhowr ah oo u taagan xilka Madaxweynaha dalka oo ay ku jiraan Xasan Sheekh Maxamuud, Sheekh Shariif, Xasan Cali Kheyre, Daahir Maxamuud Geelle, Cabduqaadir Cosoble Cali iyo Musharaxiin kale oo dhowr ah oo shalay soo gaaray Caasimadda dalka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories