HomeWararGabar isku dal-dashay xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

Gabar isku dal-dashay xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Gabar dhalinyaro ah oo Maanta oo sabti ah isku dal-dashay Guri ku yaalla xaafad ka tirsan degmada Deyliine ee Gobolka Banaadir, sida wararka ay ku heshay Idaacadda Dalsan. Gabadhaan oo 15 sano jir aheyd ayaa kunooleyd Xaafada saban-saban ee degmada  Deyniile, isla markaana is dal-dashay, kadib markii xariga qoorta […]

- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Gabar dhalinyaro ah oo Maanta oo sabti ah isku dal-dashay Guri ku yaalla xaafad ka tirsan degmada Deyliine ee Gobolka Banaadir, sida wararka ay ku heshay Idaacadda Dalsan.

Gabadhaan oo 15 sano jir aheyd ayaa kunooleyd Xaafada saban-saban ee degmada  Deyniile, isla markaana is dal-dashay, kadib markii xariga qoorta isaga xirtay, sida ay sheegeen dad dul-tegay Meydkeeda.

- Advertisement -

Sidoo kale Gabadhan ayaa kamid aheyd dadka Baracayaasha ah, waxaana lagu magaceeda lagu soo gaabiyay oo kaliya Farxiyo, iyadoona markii hore guriga loogu tagay, iyada oo meyd ah oo qoorta xariga uga jiro.

Ehelada gabadhan is dal-dashay ayaa sheegay in aysan ogeyn sababta rasmiga ah ee gabadhan isku dal dashay, waxa ayna sheegeen in kaliya ogaayeen gabadhan oo hooyadeed ku cadaadineysay in telefoon u gado hooyadans u sheegtay in aysan awoodin.

Dhacdadaan ayaa Maanta siweyn waxaa looga hadlayaa xaafadda saban-saban ee degmada  Deyniile ee Magaalada Muqdisho, waxaana dadka qaarkood oo la hadlay warbaahinta ay sheegeen inay falkaas aad uga naxeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories