HomeWararDowladda Somalia oo daah-furtay qorshaha hirgelinta Axdiga Haweenka

Dowladda Somalia oo daah-furtay qorshaha hirgelinta Axdiga Haweenka

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda aadanaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta daahfurtay qorshaha qaran ee hirgalinta Axdiga Haweenka Soomaaliyeed. Shirka ayaa waxaa kasoo qeyb galay in ka badan 100 ergo oo ka kala yimid dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir. Wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka xukuumadda Soomaaliya, Xaniifa Maxamed Ibraahim […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda aadanaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta daahfurtay qorshaha qaran ee hirgalinta Axdiga Haweenka Soomaaliyeed.

Shirka ayaa waxaa kasoo qeyb galay in ka badan 100 ergo oo ka kala yimid dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka xukuumadda Soomaaliya, Xaniifa Maxamed Ibraahim oo ka hadashay madasha ayaa sheegtay in ay ka go’antahay dhaqan gelinta axdiga oo ah mid ay haweenka Soomaaliyeed wakhti badan geliyeen soo saaristiisa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories