HomeWarar Sawiro iyo muuqaalo been abuur ah oo ay dad badan run u...

 Sawiro iyo muuqaalo been abuur ah oo ay dad badan run u qaateen oo laga faafiyay Dagaalka Itoobiya

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Boqolaal qof ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay labadii toddobaad ee uu dagaalka u dhaxeeya Milatariga Itoobiya iyo xoogagga Tigrey uu ka socda gobolka ku yaalla waqooyiga Itoobiya ee Tigrey. Xilli uu dagaalka sii xoogeysanayo ayaa waxaa ay dadka qaar isku dayayaan inay baahiyaan warar been abuur ah iyo macluumaad marin-habaabin ah oo dagaalka […]

- Advertisement -

Boqolaal qof ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay labadii toddobaad ee uu dagaalka u dhaxeeya Milatariga Itoobiya iyo xoogagga Tigrey uu ka socda gobolka ku yaalla waqooyiga Itoobiya ee Tigrey.

Xilli uu dagaalka sii xoogeysanayo ayaa waxaa ay dadka qaar isku dayayaan inay baahiyaan warar been abuur ah iyo macluumaad marin-habaabin ah oo dagaalka ku saabsan.

- Advertisement -

Sawiro iyo muuqaalo been abuur ah oo ay dad badan run u qaateen waxaa ka mid ah in rai’sul wasaaraha Itoobiya Ahmed oo xiran dariiska ciidamada uu tagay Furunta dagaalka, islamarkana ku hadlaya telefoon, waxaana lagu baahiyay mid ka mid ah cinwaanada facebook ee lagu taageerro ciidamada federaalka iyo howlagaladooda Tigrey.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories