HomeWararMurashixiintii ugu badnaa oo Muqdisho kusoo wajahan

Murashixiintii ugu badnaa oo Muqdisho kusoo wajahan

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Murashixiintii ugu badnaa ayaa hadda kasuu wajahan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana wararku sheegayaan in saacdo kadib ay muqdisho soo gaari doonaan ku dhawaad 8 Murashax oo u taagan qabashada Xilka madaxweynimo ee Soomaaliya. Murashixiinta oo kasoo duulaya Magalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa ka mdi ah Daahir Maxamuud Geelle, C,Qaadir Cosoble […]

- Advertisement -

Murashixiintii ugu badnaa ayaa hadda kasuu wajahan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana wararku sheegayaan in saacdo kadib ay muqdisho soo gaari doonaan ku dhawaad 8 Murashax oo u taagan qabashada Xilka madaxweynimo ee Soomaaliya.

Murashixiinta oo kasoo duulaya Magalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa ka mdi ah Daahir Maxamuud Geelle, C,Qaadir Cosoble Cali, Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame iyo Murashixiin kale, kuwaasi oo la filayo in ay soo gaaaraan Muqdisho.

- Advertisement -

Waxaana socda Qaban qaabada soo dhaweyntooda, iyadoo hadda la dareemayo diyaar garoowga soo dhaweyn ballaaran oo ay sameeynayaan qaybaha kala duwan ee bulshada iyo Xildhibaanno.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories