HomeWararBooliska Degmada C/Casiis oo sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen Haween Isticmaalayay...

Booliska Degmada C/Casiis oo sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen Haween Isticmaalayay Maandooriye

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Howlgal ay sameeyen Ciidanka Booliska Degmada Cabdi Casiiis ee Gobolkani Banaadir ayaa waxa ay kusoo qab qabteen dad la sheegay in ay Isticmaaleen Maandooriye, Waxaana dadka lasoo qabtay ay ahaayen Haween. Taliyaha Booliska Degmada Cabdi Casiis Cabdulaahi Cusmaan ayaa sheegay in haweenka la soo qabtay ay Isticmaalayeen waxyaabaha Maanka  Maandooriya, isla markaana ay u is […]

- Advertisement -

Howlgal ay sameeyen Ciidanka Booliska Degmada Cabdi Casiiis ee Gobolkani Banaadir ayaa waxa ay kusoo qab qabteen dad la sheegay in ay Isticmaaleen Maandooriye, Waxaana dadka lasoo qabtay ay ahaayen Haween.

Taliyaha Booliska Degmada Cabdi Casiis Cabdulaahi Cusmaan ayaa sheegay in haweenka la soo qabtay ay Isticmaalayeen waxyaabaha Maanka  Maandooriya, isla markaana ay u is ticmaalayeen qaab anshaxa ka fog.

- Advertisement -

Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayay ciidanka Booliska waxaa ay ka sameeyen Goobaha inta badan Bulshadu ku caweeyaan iyo goobo kale, waxaana Goobaha ay baaritaannada ka sameeyeen ka mid ah Xeebta Liido oo inta badan ah ay ku dalxiisaan Qaybaha kaal duwan ee bulshada, balse Taliska ayaa sheegay in ay jiraan dad khatar ku ah ammaanka iyo waliba anshaxa kuwaas oo goobaha dalxiiska si xad-dhaaf a ugu isticmaala Maandooriyaha.

Hawweenka lasoo qab qabtay ayuu sheegay taliye Cabdulaahi Cusmaan in ay caadeeysteen Isticmaalka waxyaabaah maanka dooriya, ayna dhibaato ku hayaan bulshada qaybaheeda kala duwan, maaddaama ay ku miir-doorsamaan waxyaabaah ay isticmaalaan.

Taliyaha ayaa intaas ku daray in dadka ay kusoo qab qabtaan falalka noocaan ah ay mar waliba damiintaan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, waxaana uu sheegay in taasi ay dhibaato ku tahay shaqada Booliska.

- Advertisement -

Tiro dhowr jeer ah ayay Ciidanka Boolisku waxaa ay soo qab qabteen dad lagu eedeeayay in Maandooriye u isticmaalayeen, waxaana inta badan ay ka kooban yihiin dadka falalkaan loo qab qabto dhalinyaro iyo Haween.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories