HomeWararBeelo ku dagaalay Gobolka Hiiraan oo lagu guuleystay in la xaliyo

Beelo ku dagaalay Gobolka Hiiraan oo lagu guuleystay in la xaliyo

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Saraakiisha Ciidanka Booliska Degmooyinka Baladweyne iyo Matabaan ayaa kala qaaday malleyshiyo Beeleed dhawaanahaan ku dagaalamayay degaanno iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Hiiraan, waxaana ka qayb qaatay Xalinta xiisaddaasi dagaal Ciidanka Xoogga ee ku sugan Gobolkaasi. Degaan u dhexeeya degmada mataabaan iyo degaanka Xajiin farayar ayaa waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya labo beelood oo  walaalo […]

- Advertisement -

Saraakiisha Ciidanka Booliska Degmooyinka Baladweyne iyo Matabaan ayaa kala qaaday malleyshiyo Beeleed dhawaanahaan ku dagaalamayay degaanno iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Hiiraan, waxaana ka qayb qaatay Xalinta xiisaddaasi dagaal Ciidanka Xoogga ee ku sugan Gobolkaasi.

Degaan u dhexeeya degmada mataabaan iyo degaanka Xajiin farayar ayaa waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya labo beelood oo  walaalo ah, kuwaasi oo diriri dhexmaratay.

- Advertisement -

Odayaaasha dhaqanka dhinacyada dagaalamay ayaa lasoo sheegayaa in haatan ay ku guuleysteen kala qaadista Maleeyshiyaad kaas, waxaana sidoo kale qayb ka qaatay Saraakiisha Ciidanka Nabad sugidda.

Dagaalka dhexmaray labada Malleyshiyo ayaa salka ku hayay aanooyin qabiil, waxaana tiro dhowr jeer ah soo noq noqday dagaalka u dhexeeya labada Malleyshiyio beeleed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories