HomeWararXasan Sheikh Maxamuud oo la kulmay Safiirka Ingiriiska

Xasan Sheikh Maxamuud oo la kulmay Safiirka Ingiriiska

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka (UPD) ayaa kulan la yeeshay Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ben Feder. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo la xariira Siyaasadda dalka, gaar ahaan Marxaladda kala guurka ah ee dalku Marayo, waxaana la isku soo hadal qaaday […]

- Advertisement -

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka (UPD) ayaa kulan la yeeshay Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ben Feder.

Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo la xariira Siyaasadda dalka, gaar ahaan Marxaladda kala guurka ah ee dalku Marayo, waxaana la isku soo hadal qaaday arrimaha doorashooyinka iyo sidii dalka ay uga dhici lahayd doorasho la isku raacsan yahay.

- Advertisement -

Xasan Sheikh ayaa u mahad celiyay Safiirka, waxaana uu kaga mahad celiyay taageerada UK ay la garab taagan tahay Dowladda Soomaaliya.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories