HomeWararSomaliland oo Shaacisay Goorta la aasayo  Marxuum Cumar Carte

Somaliland oo Shaacisay Goorta la aasayo  Marxuum Cumar Carte

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Iyadoo Maadxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu Guddi u saaray aaska Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Carta Qaalib ayaa waxa la shaaciyay waqtiga la aasay Marxuumka iyi goobta lagu aasayo. Guddiga oo Xalay kulan yeeshay ayaa sheegay in Marxuumka la aasay saaka 10:00 Subaxnimo, waxaana lagu aasi doonaa sida ay Guddigu sheegeen Xabaalaha Baqiic […]

- Advertisement -

Iyadoo Maadxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu Guddi u saaray aaska Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Carta Qaalib ayaa waxa la shaaciyay waqtiga la aasay Marxuumka iyi goobta lagu aasayo.

Guddiga oo Xalay kulan yeeshay ayaa sheegay in Marxuumka la aasay saaka 10:00 Subaxnimo, waxaana lagu aasi doonaa sida ay Guddigu sheegeen Xabaalaha Baqiic ee ku yaalla Magaalada hargeysa ee Xarunta Somaliland.

- Advertisement -

Sidoo kale Wasiirka Warfaafinta Somaliland Suleymaan Yuusuf Koore ayaa sheegay in aaska Marxuumka ay kasoo qayb gali doonaan mas’uuliyiinta Somaliland oo uu ugu horreeyo Madaxweyne Muuse Biixi cabdi.

Madaxweynaha Somaliland ayaa warqad uu soo saaray waxaa uu ku magacaabay Guddi ka shaqayn doona sidii aas loogu sameyn lahaa marxuum Cumar Carta Qaalib oo Magaalada Hargeysa ku geeriyooday, waxaana madaxweynuhu faray guddiga xil dheeraad ah iska saaraan aaska Marxuumka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories