HomeWararRW Rooble oo kulankii ugu Horeeyay La yeeshay Gudiga Doorashada

RW Rooble oo kulankii ugu Horeeyay La yeeshay Gudiga Doorashada

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Ra’iisul wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya maxamed Xusen Rooble ayaa kulan la yeeshay Gudiga Doorashada Heer Federaal iyo Gudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka, waxaana intii kulanku socday looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiindar-dar galinta arrimaha dorashooyinka dalka ka dhici doona. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa oo Khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay kulanka  ayaa […]

- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya maxamed Xusen Rooble ayaa kulan la yeeshay Gudiga Doorashada Heer Federaal iyo Gudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka, waxaana intii kulanku socday looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiindar-dar galinta arrimaha dorashooyinka dalka ka dhici doona.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa oo Khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay kulanka  ayaa waxaana uu faray guddiga Gudiga Doorashada Heer Federaal iyo Gudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ina y ka fogaadaan wax waliba oo caqabad ku noqon kara doorashada soo aaddan.

- Advertisement -

Guddiyada maadaxa bannaan ayuu sheegay in ay lagama maar maan u yihiin doorasho xor iyo xalaal ah oo lagu wada qanacsan yahay.

Guddiga ayuu kula dar daarmay Ra’iisul Wasaare Rooble in ka shaqeeyaan cadddaaladda, isagoo sheegay in loo baahan yahay in ay ilaaliyaan qoondada Haweenka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories