HomeWararQM oo  ka  hadashay Geeridii RW hore ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib

QM oo  ka  hadashay Geeridii RW hore ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib

Date:

Related stories

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Qaramada Midoobay ayaa ka hadashay geerida Alle ha u naxariistee Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib oo shalay ku geeriyooday Magaalada hargeysa ee Xarunta Somaliland. Qoraal kasoo baxay QM ayaa lagu sheegay in Qaramada midoobay ay ka tacsiyeeynayso geerida ku timid Marxuumka, waxaana Qaramada midoobay ay xustay doorkii uu ku lahaa dalka intii […]

- Advertisement -

Qaramada Midoobay ayaa ka hadashay geerida Alle ha u naxariistee Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib oo shalay ku geeriyooday Magaalada hargeysa ee Xarunta Somaliland.

Qoraal kasoo baxay QM ayaa lagu sheegay in Qaramada midoobay ay ka tacsiyeeynayso geerida ku timid Marxuumka, waxaana Qaramada midoobay ay xustay doorkii uu ku lahaa dalka intii uu ahaa Ra’iisul Wasaare iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda.

- Advertisement -

Hoos ka aqriso Qoraalka kasoo baxay Qm

Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay ka tacsiyadeyneysaa geeridii ku timid Cumar Carte Qaalib, oo dalkiisa u soo shaqeeyay sanado badan, isaga oo ah Ra’iisul Wasaare iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda. Sawirada halkan ka muuqda, waa mar uu guddoominayey shirkii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee ugu horreeyey ee abid lagu qabto Afrika – kaas oo ka dhacay caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa sanadkii 1972.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories