HomeWararMadaxweyne ku Xigeenka Hir-shabeelle oo gaaray Magaalada Baladweyne

Madaxweyne ku Xigeenka Hir-shabeelle oo gaaray Magaalada Baladweyne

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Maadxweyne ku xigeenka maamul Goboleedka Hir-shabeelle Yuusuf Axmed Hagar (dabageed) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Dabageed iyo wafdigiisa ayaa waxaa soo dhaweeyay bulshada ku dhaqan Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, waxaana soo dhaweynta Madaxweyne ku xigeenka ka qayb qaatay Maamulka Gobolka Waxgaradka iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan. […]

- Advertisement -

Maadxweyne ku xigeenka maamul Goboleedka Hir-shabeelle Yuusuf Axmed Hagar (dabageed) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Dabageed iyo wafdigiisa ayaa waxaa soo dhaweeyay bulshada ku dhaqan Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, waxaana soo dhaweynta Madaxweyne ku xigeenka ka qayb qaatay Maamulka Gobolka Waxgaradka iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan.

- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka aan wali la caleema saarin ayaa safarkiisii ugu horreeyay ku tagay Baladweyne tan iyo markii lagu doortay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hir-shabeelle.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories