HomeWararGuddiga KMG ee soo diyaarinta saameynta  Covid-19 oo kulan la yeeshay RW...

Guddiga KMG ee soo diyaarinta saameynta  Covid-19 oo kulan la yeeshay RW ku Xigeenka

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Guddiga KMG ee soo diyaarinta saameynta uu Covid-19 ku yeeshay dalka ayaa maanta kulan xarruunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa kula yeeshay Ra’iisal  wasaare ku xigeeenka dalka Mudane Mahdi Mohamed Gulleed {Khadar}. Ajendaha kulanka uu guddiga KMG ah la yeeshay ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka ayaa kala ahaa 1.saameynta uu Covid-19 ku reebay Dalka […]

- Advertisement -

Guddiga KMG ee soo diyaarinta saameynta uu Covid-19 ku yeeshay dalka ayaa maanta kulan xarruunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa kula yeeshay Ra’iisal  wasaare ku xigeeenka dalka Mudane Mahdi Mohamed Gulleed {Khadar}.

Ajendaha kulanka uu guddiga KMG ah la yeeshay ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka ayaa kala ahaa

- Advertisement -

1.saameynta uu Covid-19 ku reebay Dalka

2.iyo qaabkii ay Xukuumadda u maamushay.

Kulanka waxaa shir guddoominaaysay xildhibaan Farxiyo Muumin Cali oo ah guddoomiyaha guddiga KMG ah ee soo diyaarinta saameynta Covid 19 ku yeeshay dalka.

- Advertisement -

Xubnaha guddiga ayaa su’aalo la xarriiro qaabka ay xukuumadda u maamushay Covid 19 weydiiyay Ra’iisal  wasaare ku xigeeenka dalka Mudane Mahdi Mohamed Gulleed {Khadar}.

Ra’iisal  wasaare ku xigeeenka dalka Mudane Mahdi  Gulleed ayaa xubnaha guddiga uga jawaaabay sida ay xukuumadda u mamushay covid19.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories