HomeWararDowladda Soomaaliya oo Mashaariic kala wareegtay Hay’adda FAO

Dowladda Soomaaliya oo Mashaariic kala wareegtay Hay’adda FAO

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa Hay’adda Qaramada Midoobay uqaabilsan Beeraha iyo cuntada ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano FAO kala wareegtay maamulka Mashruucyada FSNAU iyo SWALIM oo ka shaqeeya Arrimaha waraabka iyo sugnaanta cuntada. Agaasimayaasha iyo Qubarada Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa yeeshay kulan ay ku falanqeeyay guusha ay Wasaaraddu ka gaartay […]

- Advertisement -

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa Hay’adda Qaramada Midoobay uqaabilsan Beeraha iyo cuntada ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano FAO kala wareegtay maamulka Mashruucyada FSNAU iyo SWALIM oo ka shaqeeya Arrimaha waraabka iyo sugnaanta cuntada.

Agaasimayaasha iyo Qubarada Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa yeeshay kulan ay ku falanqeeyay guusha ay Wasaaraddu ka gaartay lasoo wareegidda ay FAO kala soo wareegtay labada mashruuc ee  kala ah FSNAU iyo SWALIM oo ka shaqeeya Arrimaha Waraabka iyo sugnaanta cuntada, kuwaas oo muhiim u ah dalka.

- Advertisement -

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Xukumudda Federaalka Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciid ayaa sheegay in 20 ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda beeraha ay ka howl galeen labada mashruuc, kuwaasoo noqonaya kuwa sida tooska ah ula wareegi doona shaqooyinka ay qaban jireen Hay’adahaas oo ay horey u maamuli jirtay FAO.

“Waxaan maanta yeelanay shir ay ka soo qeybgaleen quburada Wasaaradda iyo qeybaha kala duwan ee qaabilsan arrimaha Waraabka iyo badbaadada cuntada, shirkaas oo looga gol lahaa  in la iska xogwareesto geegdi socodka la soo wareegidda Hay’adaha FSNAU iyo SWALIM oo muddo dheer ay gacanta ku haysay Hay’adda FAO, taasoo lasoo wareegiddeeda ay Wasaaraddu ku howlaneyd muddo labo sano ah, haatana ay la soo wareegtay” ayuu yiri Wasiirka Beeraha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories