HomeWararDFS oo ka laabatay War ay kasoo saartay dagaalka u dhexeeya Dowladda...

DFS oo ka laabatay War ay kasoo saartay dagaalka u dhexeeya Dowladda Itoobiya iyo TPLF

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Iyadoo Wasaaradda Arrimaha dibadda Dowladda Soomaaliya ay soo saaraty qoraal ay ku dalbanayso in la joojiyo  dagaalka ka  u dhexeya  Dowladda Federaalka  Itoobiya iyo Tigreega, ayaa waxaa gabi ahaanba la tiray Qoraaladiia y soo saartay wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya. Qoraalka hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya ayaa lagu yiri “Soomaaliya waxay mar kale xaqiijineysaa inay […]

- Advertisement -

Iyadoo Wasaaradda Arrimaha dibadda Dowladda Soomaaliya ay soo saaraty qoraal ay ku dalbanayso in la joojiyo  dagaalka ka  u dhexeya  Dowladda Federaalka  Itoobiya iyo Tigreega, ayaa waxaa gabi ahaanba la tiray Qoraaladiia y soo saartay wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya.

Qoraalka hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya ayaa lagu yiri “Soomaaliya waxay mar kale xaqiijineysaa inay ku garab taagan tahay dowladda Ethiopia ee uu hoggaamiyo ra’iisul wasaare Abiy Ahmed ilaalinta nidaamka dastuuriga ah, iyo ixtiraamka midnimada dhuleed ee Ethiopia.”

- Advertisement -

Qoraalkaas ayaa sidoo kale lagu sheegay inay dawladda Soomaaliya taageereyso midnimada Ethiopia iyo in wada-hadal lagu dhammeeyo khilaafka gudaha ah.

Wasiirka Arrimaha Dibedda Axmed Ciise Cawad farriin uu ku daabacay barta rasmiga ah ee Wasiirka Arrimaha Dibedda uu ku sheegay inuusan jirin war qoraal ah oo rasmi ah oo ku aaddan xaaladda Itoobiya.

Waxa uu wasiirku ku sheegay farriintaas in qoraalka la wareejinayo uusan ka turjumayn aragtida Dawladda Federaalka Soomaaliya, uusanna sax ahayn.

- Advertisement -

Lama oga sababta keentay in Wasaaraddu ay ka laabato qoraalka ay soo saartay ee ay ku dalbatay in la qaboojiyo xaaladda dalka Itoobiya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories