HomeWararDEG DEG:- Qarax ka dhacay duleedka Muqdisho

DEG DEG:- Qarax ka dhacay duleedka Muqdisho

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Qarax xooggan oo goordhaweyd ka dhacay duleedka Muqdisho, waxaana lasoo sheegayaa in uu jiro khasaare ka dhashay Qaraxaasi. Qaraxa ayaa ka dhacay degaanka Lafoole ee duleedka Muqdisho, waxaana la sheegay in lala beegsaday Maqaayad ay ku sugnaayen Ciidan ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo dad shacab ah. Goob joogayaal ku […]

- Advertisement -

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Qarax xooggan oo goordhaweyd ka dhacay duleedka Muqdisho, waxaana lasoo sheegayaa in uu jiro khasaare ka dhashay Qaraxaasi.

Qaraxa ayaa ka dhacay degaanka Lafoole ee duleedka Muqdisho, waxaana la sheegay in lala beegsaday Maqaayad ay ku sugnaayen Ciidan ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo dad shacab ah.

- Advertisement -

Goob joogayaal ku sugan halka ay wax ka dhaceen ayaa sheegayn in Qaraxu uu ahaa mid xooggan, waxaana jugtiisa laga Maqlay Xaafadaha ku teedsan halka qaraxa lala beegsaday, waxaana si gaar ah uu uga dhacay qaraxu Shanta Golaha Sare ee degaanka Lafoole.

Wali ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxa, balse dadka degaanka ayaa soo sheegaya in uu jiro khasaare maaaddama uu ahaa qaraxu mid xooggan.

Qaraxa ka kadiib Ciidanka Dowladda ayaa gaaray halka wax ka dhaceen, waxaana ay sameeyeen howlagallo ay ku baadi goobayaan dadkii ka dambeeyay falkaasi, inkastoo aan la sheegin cid loo soo qabtay qaraxaasi.

- Advertisement -

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories