HomeWararMusharaxiinta Madaxweynaha Somalia oo ku dhawaaqaya Gole Is-baheysi

Musharaxiinta Madaxweynaha Somalia oo ku dhawaaqaya Gole Is-baheysi

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Maalmaha soo socda ayaa waxaa la filayaa in Magaalada Muqdisho ay dib ugu soo laabtan Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya, kuwaasi oo intooda badan ku maqan safaro dibada ah. Todobaadka soo socda Muqdisho ayaa geli doonto xaalad siyaasadeed iyo shirar ay yeelanayaan Musharaxiinta Madaxweynaha, waxaana ay ku dhawaaqi doonaan Gole ay ku mideysan […]

- Advertisement -

Maalmaha soo socda ayaa waxaa la filayaa in Magaalada Muqdisho ay dib ugu soo laabtan Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya, kuwaasi oo intooda badan ku maqan safaro dibada ah.

Todobaadka soo socda Muqdisho ayaa geli doonto xaalad siyaasadeed iyo shirar ay yeelanayaan Musharaxiinta Madaxweynaha, waxaana ay ku dhawaaqi doonaan Gole ay ku mideysan yihiin.

- Advertisement -

Ilo ku dhow dhow siyaasiyiinta Mucaaradka ayaa sheegaya inay qaadici doonaan Guddiga Doorashada ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, waxaana la sheegayaa inay sameyn doonaan tallaabooyin barbar socota kuwa dowladda u qaaday hannaanka Doorashada.

Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dowladda Federaalka ugu baaqay in wax ka bedel lagu sameeyo Guddiyada la magacaabay oo ay ku sheegeen inay ku jiraan xubno ka tirsan Hay’adda NISA iyo shaqaalaha dowladda,

Dhinaca kale Xukuumadda ayaa baaqii Musharixiinta jawaab uga dhigtay inay xareysay Guddiyadii muranka ka taagnaa oo la dejiyay Hotelka Decale ee dhex ku yaalla Garoonka Aadan Caddee, halkaasoo tababaro ku saabsan howlaha doorashada ku qaadanayaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories