HomeWararMadaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay wafdi gaaray Jowhar

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay wafdi gaaray Jowhar

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wafdi ka socday Wasaaradda Arrimaha dastuurka, Guddiga Lasocodka ee Baarlamaanka iyo Guddiga madaxa Bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa Jowhar kulan kula qaatay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe. Kulanka ayaa looga hadlay aragtida Hirshabelle ee ku aadan qodobada dastuurka ee dib-u-eegista lagu sameeyay oo ay hay’adaha dastuurku soo dhammaystireen, latashiyo badanna ay kala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi ka socday Wasaaradda Arrimaha dastuurka, Guddiga Lasocodka ee Baarlamaanka iyo Guddiga madaxa Bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa Jowhar kulan kula qaatay Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe.

Kulanka ayaa looga hadlay aragtida Hirshabelle ee ku aadan qodobada dastuurka ee dib-u-eegista lagu sameeyay oo ay hay’adaha dastuurku soo dhammaystireen, latashiyo badanna ay kala soo yeesheen hay’adaha kala duwan ee dowlad goboleedka Hirshabelle.

- Advertisement -

Kulanka ayaa waxaa qeyb ka ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Daba-geed), waxaana wafdi ka socday Wasaaradda Arrimaha dastuurka Xukuumadda hoggaamiyay Aagaasimaha Guud ee Wasaaradda Maxamed Abuukar Zubayr.

Wafdigaan ayaa horey kulan wadatashi ula soo qaatay qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Jowhar, kaasoo u jeedadiisu  ahaa in la helo aragtidooda ku aadan qodobada dastuurka ee dib-u-eegista lagu sameeyay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts