HomeWararDiyaarad siday Deeq Caafimaad oo ka degtay Magaalada Baladweyne

Diyaarad siday Deeq Caafimaad oo ka degtay Magaalada Baladweyne

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Gelinkii dambe ee shalay  ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ka degtay diyaarad sida deeq Daawo ah oo farabadan. Deeqdan Daawada ah ayaa waxaa Baladweyne gaarsiisay Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee (WHO), isla markaana waxaa Hay’adda Deeqda kala wareegay isku-duwaha  Wasaaradda Caafimaadka maamulka Hirshabeelle ee Gobolka Hiiraan Dr. Axmed Maxamed […]

- Advertisement -

Gelinkii dambe ee shalay  ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ka degtay diyaarad sida deeq Daawo ah oo farabadan.

Deeqdan Daawada ah ayaa waxaa Baladweyne gaarsiisay Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee (WHO), isla markaana waxaa Hay’adda Deeqda kala wareegay isku-duwaha  Wasaaradda Caafimaadka maamulka Hirshabeelle ee Gobolka Hiiraan Dr. Axmed Maxamed Khaliif.

- Advertisement -

Isku-duwaha  Wasaaradda Caafimaadka ayaa Hay’adda WHO uga mahadceliyay deeqdaas ay gaarsiisay, wuxuuna sheegay in muhiim u yahay xiligaan dadka deegaanka Magaalada Baladweyne iyo dadka kale ee kunool Gobolka Hiiraan.

Shixnadan Dawada ah ayaa ah sigaar ah loogu tala-galay Isbitaalka weyn ee Magaalada Baladwayne oo la tilmaamay in Isbitaalka ay ka jirto baahi daawo, si wax loogu qabto bukaano jiifa halkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories