HomeWararWasiir ka tirsan Xukuumadda oo kulan la yeeshay Madaxa Hay’adda UNFPA

Wasiir ka tirsan Xukuumadda oo kulan la yeeshay Madaxa Hay’adda UNFPA

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuunadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa barnaamijyada hay’adda UNFPA Somalia Mr Andres Thomson. Inta uu socday ayaa waxaa looga hadlay arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin xoojinta wada-shaqeynta dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay’adda UNFPA Somalia . Sidoo kale Wasiirka Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuunadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa barnaamijyada hay’adda UNFPA Somalia Mr Andres Thomson.

Inta uu socday ayaa waxaa looga hadlay arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin xoojinta wada-shaqeynta dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay’adda UNFPA Somalia .

- Advertisement -

Sidoo kale Wasiirka Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa Madaxa hay’adda UNFPA kala hadlay howlaha mashaaricda dalka ay ka wado Hay’adda UNFPA si ay u noqdaan kuwa mira-dhal ah.

Wasiirka Jamaal Maxamed Xasan ayaa tusaalayay UNFPA In adeegyada dhabta ah ee ay Umadda u fidanayso In ay ku saleeyaan Qorshaha Horumarinta Qaranka Soomaaliyeed oo ay ku cad yahiin baahiyaha dhabta ah dalkeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories