HomeWararDonald Trump oo wada qorshe Ciidanka Mareykanka looga saarayo Somalia

Donald Trump oo wada qorshe Ciidanka Mareykanka looga saarayo Somalia

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Wargeyska New York Times ayaa qoray in Madaxweynaha Mareykanka ee laga guuleystay ee Donald Trump uu qorsheynayo in Soomaaliya uu ka saaro Ciidanka dowladda Mareykanka ee ka jooga inta uusan xilka wareejin horaanta sanadkan Cusub. Donald Trump ayaa la sheegay inuu doonayo in Ciidanka Mareykanka laga saaro Soomaaliya, kuwaasi oo gaaraya ilaa iyo 700 oo […]

- Advertisement -

Wargeyska New York Times ayaa qoray in Madaxweynaha Mareykanka ee laga guuleystay ee Donald Trump uu qorsheynayo in Soomaaliya uu ka saaro Ciidanka dowladda Mareykanka ee ka jooga inta uusan xilka wareejin horaanta sanadkan Cusub.

Donald Trump ayaa la sheegay inuu doonayo in Ciidanka Mareykanka laga saaro Soomaaliya, kuwaasi oo gaaraya ilaa iyo 700 oo Askari, waxaana tallaabadan ay aheyd mid muddooyinkii dambe aad loo hadal haayay.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweynaha waqtigiisa  dhammaaday ee Trump ayaa Ciidanka Mareykanka ka saari doona dalalka Afgaanistaan iyo Ciraaq, isagoo la filayo in tallaabooyinkaas uu qaado inta ka horeysa 20-ka Bisha koowad ee Sanadka 2021.

Ciidamada Mareykanka ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya ayaa tababaro kala duwan siiya Ciidanka Xooggan dalka gaar ahaan kuwa Kumaandooska ee DANAB, isla markaana ka qeyb qaatay howlgal Culus oo deegaano ka tirsan Gobolada Soomaaliya laga fuliyay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories