HomeWararTaliyaha NISA iyo Taliyaha Siradoonka Talyaaniga oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Taliyaha NISA iyo Taliyaha Siradoonka Talyaaniga oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka ayaa Manata waxaa booqasho rasmi ah ku yimid Taliyaha Ciidanka Sirdoonka dowladda Talyaaniga Gen. Giovanni Caravelli, iyadoona soo dhaweyn loo sameeyay. Taliyaha Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daajir ayaa kulan gaar ah la qaatay Taliyaha Ciidanka Sirdoonka dowladda Talyaaniga iyo xubo saraakiil ah oo […]

- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka ayaa Manata waxaa booqasho rasmi ah ku yimid Taliyaha Ciidanka Sirdoonka dowladda Talyaaniga Gen. Giovanni Caravelli, iyadoona soo dhaweyn loo sameeyay.

Taliyaha Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daajir ayaa kulan gaar ah la qaatay Taliyaha Ciidanka Sirdoonka dowladda Talyaaniga iyo xubo saraakiil ah oo la socday

- Advertisement -

Qoraal kooban oo lasoo dhigay barta rasmi ah Twitter-ka NISA ayaa waxaa lagu sheegay in kulanka dhexmaray Taliye Fahad Yaasiin iyo Gen. Giovanni Caravelli looga hadlay sare u qaadida iyo xoojinta xiriirka iskaashiga amni ee Soomaaliya iyo Talyaaniga.

“Taliyaha Siradoonka Talyaaniga (AISE) Gen. Giovanni Caravelli oo booqasho rasmi ah ku yimid Muqdisho ayaa la kulmay Agaasimaha NISA Fahad Yasin, waxayna ka wadahadleen sare u qaadida & xoojinta iskaashiga amni ee labada dhinac” ayuu yiri Qoraalka Hay’adda NISA.

https://twitter.com/HSNQ_NISA/status/1328675442891644928

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories