HomeCaalamkaJarmalka oo Deeq ku wareejiyay Itoobiya, xili uu weli socdo dagaal xoogan

Jarmalka oo Deeq ku wareejiyay Itoobiya, xili uu weli socdo dagaal xoogan

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Safaarada Jarmalka ee magaalada Addis Ababa ayaa isbitaal ay leeyihiin ciidanka Itoobiya ugu deeqay agab caafimaad oo u dhigma  1 million oo Euro. Madaxa waaxda caafimaadka ee ciidanka Itoobiya General Yilma Mekante ayaa sheegay in deeqdan ay wax weyn oo muhiim u tari doonto ciidanka . Colonel Andrei Scoffis, oo ka socday ciidanka Jarmalka ayaa […]

- Advertisement -

Safaarada Jarmalka ee magaalada Addis Ababa ayaa isbitaal ay leeyihiin ciidanka Itoobiya ugu deeqay agab caafimaad oo u dhigma  1 million oo Euro.

Madaxa waaxda caafimaadka ee ciidanka Itoobiya General Yilma Mekante ayaa sheegay in deeqdan ay wax weyn oo muhiim u tari doonto ciidanka .

- Advertisement -

Colonel Andrei Scoffis, oo ka socday ciidanka Jarmalka ayaa sheegay in dowladda Jarmalku ay sii wadi doonto taageerida ciidanka itoobiya.

Ciidanka Milateriga dowladda Itoobiya ayaa kuwa Tigree-ga ka qabsaday magaalooyin dhowr ah, waxaana dagaalka u dhexeeya labada dhinac uu galay todobadkii labaad oo xiriir ah, iyadoona uu jiro khasaaro lixaad leh oo ka dhashay dagaalkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories