HomeWararDEG DEG:-Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEG DEG:-Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Waxaa goordhow Qarax xoogan laga maqlay qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya gaar ahaan agagaarka Iskuulka Jeneraal kaahiye, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa mid Is-miidaamin ah oo uu fuliyay qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa, wuxuuna sigaar ah uga dhacay goob maqaaxi ah oo fadhiyeen dad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa goordhow Qarax xoogan laga maqlay qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya gaar ahaan agagaarka Iskuulka Jeneraal kaahiye, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa mid Is-miidaamin ah oo uu fuliyay qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa, wuxuuna sigaar ah uga dhacay goob maqaaxi ah oo fadhiyeen dad farabadan oo ku taalla degmada Xamar-jajab.

- Advertisement -

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qaraxaas, in kastoo aan si dhab ah loo cadeyn karin khasaaraha inta uu la egyahay, isla markaana waxaa socda gurmad xoogan.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gebi ahaan xiray waddooyinka soo gala iyo kuwa kabaxa aaga uu qaraxu ka dhacay, waxaana adeg xog hordhac ah laga helo halkaas.

La soco wixii kusoo kordha wararkaan Insha Allaaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts