HomeWararSaraakiisha DF oo sheegay inay howlgal ku dileen xubno ka tirsan ...

Saraakiisha DF oo sheegay inay howlgal ku dileen xubno ka tirsan Al-shabaab

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka ee DANAB ayaa howlgal la sheegay in lagu dilay Sarkaal ka tirsan Al-shabaab iyo dagaalyahano la socday ka fuliyay deegaan ka tirsan Gobolka Shbaeellaha Dhexe. Saraakiisha Ciidanka dowladda Federaalka ayaa sheegay in howlgalkaas uu sigaar ah uga dhacay deegaanka gamboole ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo la tilmaamay inay ku sugnaayeen […]

- Advertisement -

Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka ee DANAB ayaa howlgal la sheegay in lagu dilay Sarkaal ka tirsan Al-shabaab iyo dagaalyahano la socday ka fuliyay deegaan ka tirsan Gobolka Shbaeellaha Dhexe.

Saraakiisha Ciidanka dowladda Federaalka ayaa sheegay in howlgalkaas uu sigaar ah uga dhacay deegaanka gamboole ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo la tilmaamay inay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al-shabaab.

- Advertisement -

“Ciidanka kumaandooska ayaa dilay Sarkaakiil Al-shabaab u qaabilsanaa qeybta Maktabka dacwada Shabeellaha Dhexe kaasi oo ay magacaabiisa ku sheegeen Shiikh Maxamed Suleeymaan (Gacmeey iyo xubno la socday”ayuu yiri Sarkaal ka tirsan Ciidanka oo la hadlay warbaahinta dowladda.

Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka ee DANAB ayaa maalmihii lasoo dhaafay howlgal lagu dilay dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ka fuliyay deegaano ka tirsan Gobolada Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe.

Dhinaca kale Al-shabaab ayaa dhankooda weeraro kala duwan xiliyada habeenkii ah ku qaada Saldhiyo Ciidamadan dowladda iyo kuwa AMSIOM ay ku leeyihiin Gobolada dalka, waxaana weerarada qaarkood ka dhasha khasaaro kala duwan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories