HomeWararQatar iyo Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay Arrimaha Somalia

Qatar iyo Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay Arrimaha Somalia

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Qatar ayaa Magaalada Dooxa kulan kula qaatay Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan. Kulanka ayaa intii uu socday waxaa looga hadlay Arrimo kala duwan oo kamid yihiin xoojinta xiriirka ka dhexeeya Qatar iyo Qaramada Midoobey  kuna saleysan dhinacyo […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Qatar ayaa Magaalada Dooxa kulan kula qaatay Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan.

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa looga hadlay Arrimo kala duwan oo kamid yihiin xoojinta xiriirka ka dhexeeya Qatar iyo Qaramada Midoobey  kuna saleysan dhinacyo kala duwan.

- Advertisement -

Sidoo kale kulanka Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Qatar James Swan ayaa waxaa lagu soo hadal qaaday xiriirka Iskaashi eek a dhexeeya Qatar iyo Soomaaliya.

Labada Mas’uul ayaa isla gartay xoojinta xiriirka Qatar iyo dowladda Federaalka, isla markaana ay gacan weyn ka geysato horumarinta dalka, waxaana kulanka ay wada qaateen dhinacyada laga soo xigtay Wakaaladda Qatar.

Dowladda Qatar ayaa xilligan saameyn weyn iyo door siyaasadeed oo maxalli ah ku leh Arrimaha siyaasadda Soomaaliya, waxaana labada dowladooda ka dhexeeya xiriir ku saleysan dhinacyo kala duwan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories