HomeWararItoobiya oo War kasoo saartay weerar lagu laayay dad saarnaa Gaari

Itoobiya oo War kasoo saartay weerar lagu laayay dad saarnaa Gaari

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Mas’uuliyiinta ku sugan Gobolka dhaca Galbeedka Itoobiya ee Benishangul-Gumuz ayaa sheegay inay laayeen koox hubeysneyd oo lala xiriiriyay weerar lagu qaaday dad rakaab ahaa oo saarnaa bas. Ugu yaraan 34 qof ayaa Sabtidii lagu dilay weerar lagu qaaday dad rakaab ahaa oo saarnaa bas marayay degmada Dibate, waxaana weerarka fuliyay koox aan la garaneyn. Booliska […]

- Advertisement -

Mas’uuliyiinta ku sugan Gobolka dhaca Galbeedka Itoobiya ee Benishangul-Gumuz ayaa sheegay inay laayeen koox hubeysneyd oo lala xiriiriyay weerar lagu qaaday dad rakaab ahaa oo saarnaa bas.

Ugu yaraan 34 qof ayaa Sabtidii lagu dilay weerar lagu qaaday dad rakaab ahaa oo saarnaa bas marayay degmada Dibate, waxaana weerarka fuliyay koox aan la garaneyn.

- Advertisement -

Booliska gobolka ayaa sheegay in 16 qof ee weeraka ka dambeysay ‘ay soo dirsadeen’ TPLF oo ka taliso gobolka Tigray.

Balse ma aysan sheegin wax caddeyn ah oo muujinayo in raggaas ay ka tirsanaayeen TPLF.

Ciidamada Itoobiya iyo kuwa maamulka TPLF ayaa ku dagaallamaya Tigray, dowladda waxay ku eedeysay maamulkaas inay wadaan dhaqdhaqaaqyo ay carqaladeynayaan amniga dalka balse TPLF ayaa beenisay eedeymahaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories