HomeWararGuddoomiye Cusub oo loo magacaabay degmo ka tirsan Gobolka Banaadir

Guddoomiye Cusub oo loo magacaabay degmo ka tirsan Gobolka Banaadir

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahan Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa Guddoomiye Cusub u magacaabay degmada Yaaqshiid ee Gobolkaan Banaadir. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiye Cumar Finish ayaa waxaa xilka Guddoomiyaha Cusub ee Yaaqshiid loogu magacaabay inuu noqdo Maxamed Cabdllaahi Cariif, isagoo bedelaya Guddoomiyihii hore ee degmadaas Muuse Geesey Jimcaale. Sidoo kale Guddoomiyaan Cusub […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahan Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa Guddoomiye Cusub u magacaabay degmada Yaaqshiid ee Gobolkaan Banaadir.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiye Cumar Finish ayaa waxaa xilka Guddoomiyaha Cusub ee Yaaqshiid loogu magacaabay inuu noqdo Maxamed Cabdllaahi Cariif, isagoo bedelaya Guddoomiyihii hore ee degmadaas Muuse Geesey Jimcaale.

- Advertisement -

Sidoo kale Guddoomiyaan Cusub ayaa waxaa la faray inuu si deg-deg ah xilka ula wareego, iyada oo laga dalbaday laamaha amniga Maamulka inay la shaqeeyaan Maxamed Cabdllaahi Cariif, si uu u guto waajibaadkiisa shaqo ee loo idmaday.

Muuse Geesey ayaa ahaa Guddoomiyihii ugu da’da weynaa Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir, isla markaana waxaa xilkaas loo magacaabay sanadkii 2019, wuxuuna qabtay intii uu xilka haayay shaqooyin dhowr ah sida la sheegay.

Magaacista iyo xilka qaadista uu sameeyay Guddoomiye Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa kusoo aadeysa, iyadoo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu xilalkii ka qaaday Guddoomiye ku-xigeenadii Maamulka Gobolka Banaadir.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories