HomeWararGolaha Shacabka oo ansixiyay guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuqa

Golaha Shacabka oo ansixiyay guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuqa

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Golaha Shacabka ayaa ansixiyay xubnaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuq Maasuqa, waxaana Guddigaani ay ka kooban yihiin 9 xubnood  oo la dagaalami doona Musuq-maasuqa. Xildhibaanada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  ayaa cod Aqlabiyad leh ku ansixiyay xubnaha oo lhoray loogu gudbiyay. Ansixinta Xubnaha kadib ayaa waxaa ka hadlay  Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Iyo Garsoorka  Cabduqladir […]

- Advertisement -

Golaha Shacabka ayaa ansixiyay xubnaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuq Maasuqa, waxaana Guddigaani ay ka kooban yihiin 9 xubnood  oo la dagaalami doona Musuq-maasuqa.

Xildhibaanada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  ayaa cod Aqlabiyad leh ku ansixiyay xubnaha oo lhoray loogu gudbiyay.

- Advertisement -

Ansixinta Xubnaha kadib ayaa waxaa ka hadlay  Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Iyo Garsoorka  Cabduqladir Maxamed Jaamac Ayaa u mahadceliyay Xildhibaanada Golaha Shacabka, waxaana uu sheegay in Guddigani ay shaqadooda qabsan doonaan, ayna tahay mid loo baahnaa in la ansixiyo.

xubnaha guddiga Adeega Garsoorka iyo xubnaha guddiga la dagaalanka musuq maasuqa ayaa waxa horay usoo gudbiyay Wasiirka, Golaha Shacabka ayaana mariyay aqrinta 3-aad Hindise sharciyeedka Nootaayooyinka, iyadoo Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Iyo Garsoorka  Cabduqladir Maxamed Jaamac uu si weyn ugu mahad celiyay Xildhibaaanada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories