HomeWararFaah faahino:- Guddoomiye lagu dilay Magaalada Baladweyne

Faah faahino:- Guddoomiye lagu dilay Magaalada Baladweyne

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wararka aan ka helayno Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan ayaa ku warramaya in dil uu ka dhacay Magaaladaasi, waxaana si gaar ah uu dilku uga dhacay Xaafadda Buundo-weyn ee Magaalada Beledweyne. Goobjoogayaal Idaacadda Dalsan u Xaqiijiyay in Salaadda Maqrib ka dib Xaafadda Buundo-weyn ee Magaalada Beledweyne lagu dilay Guddoomiye ku xigeenkii Xaafadda Buundo-weyn, waxaana […]

- Advertisement -

Wararka aan ka helayno Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan ayaa ku warramaya in dil uu ka dhacay Magaaladaasi, waxaana si gaar ah uu dilku uga dhacay Xaafadda Buundo-weyn ee Magaalada Beledweyne.

Goobjoogayaal Idaacadda Dalsan u Xaqiijiyay in Salaadda Maqrib ka dib Xaafadda Buundo-weyn ee Magaalada Beledweyne lagu dilay Guddoomiye ku xigeenkii Xaafadda Buundo-weyn, waxaana la sheegayaa in dabley hubaysan ay dilka Fuliyeen.

- Advertisement -

Dilka kadib Ciidanka Ammaanka ayaa gaaray halka falku ka dhacay waxaana ay sameeyeen holwlhalo ay ku baadi goobayaan dableydii dilka fulisay, inkastoo aan la sheegin dad loo soo qab-qabtay falkaasi dilka ee loo gaystay Guddoomiye ku xigeenkii Xaafadda Buundo-weyn ee Magaalada Balad-weyne.

Magaalada Baladweyen ayaa horay waxaa dilal qorsheysan loogu gaystay mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Maamulka, waxaana Inta badan dilalka ka dhaca Magaaladaasi Baladweyene ka dambeeya Dagaalamayaasha Al-shabaab, inkastoo aysan Sheegan dilka Caawa ka dhacay Baladweyne.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories