HomeWararFaah faahin:-Askari Dil u geystay Gabar uu haasaawe kala dhexeeyay

Faah faahin:-Askari Dil u geystay Gabar uu haasaawe kala dhexeeyay

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ku dilay Gabar kamid aheyd dadka deegaanka degmadaas. Dad la hadlay Idaacadda Dalsan ayaa u sheegay in dilka loo geystay Gabdha uu yimid, kadib muran kooban oo soo kala dhex-galay Askariga ka tirsan Ciidanka dowladda ee falkaas u […]

- Advertisement -

Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ku dilay Gabar kamid aheyd dadka deegaanka degmadaas.

Dad la hadlay Idaacadda Dalsan ayaa u sheegay in dilka loo geystay Gabdha uu yimid, kadib muran kooban oo soo kala dhex-galay Askariga ka tirsan Ciidanka dowladda ee falkaas u geystay Gabadha.

- Advertisement -

Askariga ayaa waxaa la sheegay in Gabdha uu kala dhexeeyay xiriir ama haaseewe, bale muran is afgaar oo labadooda soo kala dhex-galay ayaa markii dambe sababay in Askariga uu carooday, kadibna uu rasaas dhowr ah Gabadha ku dhuftay.

Intaas kadib Askarigii falkaas geystay ayaa goobta ka baxsaday, waxaana laamaha amniga dowladda ee degmada Balad-xaawo wadaan baaritaano kala duwan oo ku aadan sidii gacanta loogu dhigi lahaa Askarigii dilka geystay.

Dadka kunool degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo  ee koonfurta Soomaaliya ayaa saakay aad u hadal haaya dhacdadaas gabdhaas uu ku dilay Askariga, iyagoo xiriir ama wada sheekeysi ka dhexeeyay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories