HomeWararDuqa Muqdisho oo ka hadlay Guddoomiyaha Cusub ee loo Magacaabay Sh/Hoose

Duqa Muqdisho oo ka hadlay Guddoomiyaha Cusub ee loo Magacaabay Sh/Hoose

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Iyadoo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen uu Guddoomiye Cusub u magacaabay Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa waxaa ka hadlay Magacaabistaas Guddoomiyaha Gobolka Banaadir. Cumar Maxamed maxamuud Cumur Filish Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa hambalyo u diray maamulka Cusub ee loo magacaabay Gobolkaasi, waxaana uu sheegay Cumar Filish in Maamulka gobolka Banaadir […]

- Advertisement -

Iyadoo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen uu Guddoomiye Cusub u magacaabay Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa waxaa ka hadlay Magacaabistaas Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Cumar Maxamed maxamuud Cumur Filish Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa hambalyo u diray maamulka Cusub ee loo magacaabay Gobolkaasi, waxaana uu sheegay Cumar Filish in Maamulka gobolka Banaadir waxa uu marwalba diyaar u yahay  xoojinta wadashaqeynta kala dhaxeysa maamulka gobolka Shabeelaha Hoose.

- Advertisement -

Hoos ka Aqriso Qoraalka uu soo saaray Cumar Filish

Anigoo ku hadlaayo magaceyga iyo kan maamulka gobolka Banaadir waxaan u Hambalyey naaya Guddoomiyaha cusub ee gobolka Shabeelaha Hoose Mudane Cabduqaadir Sheikh Maxamed Nuur (Siidii)

Gobolka Banaadir iyo Gobolka Shabeelaha Hoose waxaa ka dhaxeeya xiriir iskaashi iyo isdhaxgal bulsho oo aad u sareeysa, Maamulka gobolka Banaadir waxa uu marwalba diyaar u yahay  xoojinta wadashaqeynta kala dhaxeysa maamulka gobolka Shabeelaha Hoose.

- Advertisement -

Ugu danbeyn waxaan u rajeynaaya Guddoomiyaha cusub ee gobolka Suabeelaha Hoose Mudane Cabduqaadir Sheikh Maxamed Nuur (Siidii) in uu ilaahey u fududeeyo mas’uuliyada culus ee loo igmaday.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories