HomeWararDuqa Muqdisho oo dhagax dhigay waddo muhiim ah oo isku xirta laba...

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay waddo muhiim ah oo isku xirta laba degmo

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa Maanta dhagax dhigay dhismaha wado xiriirisa Isgoysyo ku yaalla degaamoyin ka tirsan Gobolka. Guddoomiye Cumar Finish ayaa dhigay dhagaxa dhismaha bilowga ah ee wadada Jaale Siyaad oo xiriirisa Isgoysyada Korontada iyo Xoosh ee degmooyinka deriska ee Dharkeenley iyo Wadajir ee Gobolka Banaadir. Duqa […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa Maanta dhagax dhigay dhismaha wado xiriirisa Isgoysyo ku yaalla degaamoyin ka tirsan Gobolka.

Guddoomiye Cumar Finish ayaa dhigay dhagaxa dhismaha bilowga ah ee wadada Jaale Siyaad oo xiriirisa Isgoysyada Korontada iyo Xoosh ee degmooyinka deriska ee Dharkeenley iyo Wadajir ee Gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Duqa Muqdisho ayaa shacabka ku dhaqan Dharkeenley iyo Wadajir kula dar-daarmay in ay ka qeyb qaataan dhismaha wadada oo aan helin dayactir 30-kii sano ee la soo dhaafay, isla markaana muhiim u ah isku socodka gaadiidka.

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiyeyaasha Dharkeenley iyo Wadajir, qeybaha kala duwan ee degmooyinkaas iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan  Maamulka Gobolka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories