HomeWararDowladda oo Hirshabeelle kala hadashay Dib-u-eegista Dastuurka

Dowladda oo Hirshabeelle kala hadashay Dib-u-eegista Dastuurka

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Zubayr iyo wafdi la socday ayaa xalay Magaalada Jowhar kulan kula qaatay Guddoomiyaha  Baarlamaanka Hirshabelle iyo ku-xigeenadiisa. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay howlaha ka qabsoomay Dib-u-eegista Dastuurka Soomaaliya, waxaana wafdiga uu Guddoominayay  Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Dastuurka uu Guddoomiye Cabdixakiin Luqmaan ugu warbixiyay safarkooda Jowhar. […]

- Advertisement -

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Zubayr iyo wafdi la socday ayaa xalay Magaalada Jowhar kulan kula qaatay Guddoomiyaha  Baarlamaanka Hirshabelle iyo ku-xigeenadiisa.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay howlaha ka qabsoomay Dib-u-eegista Dastuurka Soomaaliya, waxaana wafdiga uu Guddoominayay  Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Dastuurka uu Guddoomiye Cabdixakiin Luqmaan ugu warbixiyay safarkooda Jowhar.

- Advertisement -

Kulanka ayaa gogol xaar u ah kulamo kale oo hay’adaha Dastuurka la yeelan doonaan Golaha Wasiirada, Baarlamaanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Hirshabelle si ay u soo uruurinyaan aragtidooda ku aadan cutubyada Dib u-eegista lagu sameeyay.

Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka ee kala ah Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga Lasocodka ee Baarlamaanka iyo Guddiga madaxa Bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa wada kulamo la xiriira xog uruurin ku aadan cutubyada Dib u-eegista.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories