HomeWararShir laga yeeshay amniga Gobolka Mudug iyo farriin loo diray shacabka

Shir laga yeeshay amniga Gobolka Mudug iyo farriin loo diray shacabka

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Federalka Puntland Maxamed Dhabancad, oo ay Wehliyaan Wasiir ka tirsan DPL ayaa shir guddoomiyey shirka Guddiga Amniga Gobolka Mudug oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Magaalada Gaalkacyo. Shirka waxaa looga hadlay dardargalinta amniga, xoojinta wada shaqaynta hay’adaha Dowladda iyo bulshada, Daadajinta adeegyada bulshada, iyo Dardar-gelinta howlaha shaqo ee Horyaala Guddiga amniga. Wasiir […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Federalka Puntland Maxamed Dhabancad, oo ay Wehliyaan Wasiir ka tirsan DPL ayaa shir guddoomiyey shirka Guddiga Amniga Gobolka Mudug oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Magaalada Gaalkacyo.

Shirka waxaa looga hadlay dardargalinta amniga, xoojinta wada shaqaynta hay’adaha Dowladda iyo bulshada, Daadajinta adeegyada bulshada, iyo Dardar-gelinta howlaha shaqo ee Horyaala Guddiga amniga.

- Advertisement -

Wasiir Maxamed Cabdiraxmaan Dhaban-Cad oo warbaahinta la hadlay ayaa laamaha amniga Gobolka Mudug faray inay dardar-geliyaan howlaha lagu sugayo amniga gobolka gaar ahaan Magaalada Gaalkacyo.

Sidoo kale Wasiirka ayaa shacabka kunool Gobolka ka dalbaday inay la shaqeeyan laamaha amniga, si looga hortego wax kasta oo keeni kara amni darro dhacda, xili la guda galayo Doorashooyinka dalka.

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca Puntland ayaa waxaa xiliyada qaarkood ka dhaca falal amni darro oo isugu jira weeraro iyo dilal qorsheysan, waxaana falalkaas inta sheegta Al-shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories