HomeWararCiidanka ammaanka Puntland Howlgalo ka sameeyay Gobolka Bari

Ciidanka ammaanka Puntland Howlgalo ka sameeyay Gobolka Bari

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Howlgalkan oo uu hoggaaminaayey Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G\Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Ciidamada Booliska ee Gobalka Bari waxaa ay Ka Sameyeen Buuraha u dhexeeya Magaalada Bosaaso illaa Dagmada Carmo ee Gobalka Bari, howlgalkan oo ahaa mid qorshaysan ayaa Ciidamada Boolisku waxaa ay baaritaano ku sameeyeen Gadiidka soo gala Magaalada Bosaaso iyo kuwa ka […]

- Advertisement -

Howlgalkan oo uu hoggaaminaayey Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G\Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Ciidamada Booliska ee Gobalka Bari waxaa ay Ka Sameyeen Buuraha u dhexeeya Magaalada Bosaaso illaa Dagmada Carmo ee Gobalka Bari, howlgalkan oo ahaa mid qorshaysan ayaa Ciidamada Boolisku waxaa ay baaritaano ku sameeyeen Gadiidka soo gala Magaalada Bosaaso iyo kuwa ka baxaya.

Howlgalkaan oo ay sameeyeen Ciidamada Booliska Gobolka Bari ayaa ujeedkiisu waxaa uu ahaa sugida iyo xoojinta amniga guud gobolka xilli dhawaan Magaalada Bosaaso lagu qabanaayo doorashada Xildhibaanadda cusub ee dowladda dhaxe ee Soomaaliya.

- Advertisement -

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuuseen Cali Maxamuud Shacabka Ka Codsaday Inay Doorkooda Ka Qataan Xaqiijinta amaanka Isagoona u mahadceliyey sido kale shacabka Gobolka Bari ayaa Howlgalkaan Ku tilmamaay mid guul ah oo ay uga mahadcelinayaan Ciidamada Booliska.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories