HomeWararBaarlamaanka Hirshabeelle oo kulan yeeshay iyo Habraac la ansixiyay

Baarlamaanka Hirshabeelle oo kulan yeeshay iyo Habraac la ansixiyay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Maanta kulankii 7-aad kal-fadhigiisa koowad ku yeeshay Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe. Ajendaha kulankaas ayaa waxaa uu ahaa ansixinta Habraaca Xildhibaanimo, waxaana kulankaas shil guddoomiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed iyo ku-xigeenadiisa. Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa Cod gacan taag ah ku ansixiyay Habraaca Xildhibaanimo, […]

- Advertisement -

Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Maanta kulankii 7-aad kal-fadhigiisa koowad ku yeeshay Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Ajendaha kulankaas ayaa waxaa uu ahaa ansixinta Habraaca Xildhibaanimo, waxaana kulankaas shil guddoomiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed iyo ku-xigeenadiisa.

- Advertisement -

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa Cod gacan taag ah ku ansixiyay Habraaca Xildhibaanimo, isla markaana waxaa kulanka ka qeyb galay inta badan Xildhibaanada Maamulkaas.

Baarlamaanka Hirshabeelle oo dhawaan la dhisay ayaa waxaa horyaalla shaqooyin dhowr ah oo looga baahan yahay inay qabtaan, kuwaasi oo ku jiraan Hindise sharciyeeduo kala duwan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories