HomeWararXildhibaanada Golaha Shacabka oo kulan yeeshay iyo sharci lagu ansixiyay

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo kulan yeeshay iyo sharci lagu ansixiyay

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Waxaa Maanta Xarunta Villa Hrageysa ee Magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Xilhibaanada Golaha Shacabka, waxaana Ajendihiisu ahaa Akhrinta 3-aad Hindise-Sharciyeedka adeegyada baaritaanka beeraha Soomaaliyeed. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa shir guddoomiyay kulanka iyo labadiisa ku-xigeen, isla markaana waxaa goobjoog ahaa in ka badan 140 Xildhibaan. Xildhibaanada ayaa dood dheer, kadib Cod gacan […]

- Advertisement -

Waxaa Maanta Xarunta Villa Hrageysa ee Magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Xilhibaanada Golaha Shacabka, waxaana Ajendihiisu ahaa Akhrinta 3-aad Hindise-Sharciyeedka adeegyada baaritaanka beeraha Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa shir guddoomiyay kulanka iyo labadiisa ku-xigeen, isla markaana waxaa goobjoog ahaa in ka badan 140 Xildhibaan.

- Advertisement -

Xildhibaanada ayaa dood dheer, kadib Cod gacan taag ah ku ansixiyay Hindise-Sharciyeedka adeegyada baaritaanka beeraha Soomaaliyeed, waxaana ogolaatay 139 Mudane, laba ayaa diiday, halka 1 Xildhibaana uu ka aamusay.

Ugu dambeyn Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh ayaa ku dhawaaqay in shirciga la ansixiyay, waxaana intaas kadib Xildhibaanada Golaha Shacabka loo qeybiyay Ajendayaal dhowr ah oo kala ahaa:

1-Qaybinta Xubnaha Adeega Garsoorka
2-Qaybinta Xubnaha Guddiga La Dagaalanka Musuqmaasuqa
3-Qaybinta Hindise-sharciyeedka Hay%adda Dhiiri-Galinta Maalgashiga Soomaliyeed
4-Qaybinta Akhrinta 2aad ee Hindise-Sharviyeedka Ilaalinta Xuquuqda Maalgashiga Iyo Maalgashatada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories