HomeWararWasiirka Gaashaandhigga Somalia oo kulan la qaatay Safiirka Itoobiya

Wasiirka Gaashaandhigga Somalia oo kulan la qaatay Safiirka Itoobiya

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wasiirka Wasaaradda gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka dowladda Itoobiya u jooga Soomaaliya ee Jamaalu-diin. Kulanka dhexmaray Wasiir Xasan Xuseen iyo Safiir Jamaalu-diin ayaa waxaa uu ahaa mid ku saabsan Is-barasho, isla markaana looga hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya. Labada Mas’uul ayaa isla […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka dowladda Itoobiya u jooga Soomaaliya ee Jamaalu-diin.

Kulanka dhexmaray Wasiir Xasan Xuseen iyo Safiir Jamaalu-diin ayaa waxaa uu ahaa mid ku saabsan Is-barasho, isla markaana looga hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya.

- Advertisement -

Labada Mas’uul ayaa isla gartay in la sii wado wadashqeynta ka dhexeeysa labada dowladooda ee ku saleysan dhinacyo kala duwan, waxaana Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda uu Safiirka ugu mahadceliyay booqashii uu ugu yimid.

Kulanka dhexmaray Wasiir Xasan Xuseen Xaaji iyo Safiirka dowladda Itoobiya u jooga Soomaaliya Amb. Jamaalu-diin ayaa waxaa ka qeyb ahaa Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Si kastaba kulanka labada Mas’uul ayaa kusoo aadayaa, iyadoo dowladda Itoobiya inay dalka Soomaaliya kala baxeyso 3 kun oo Askari oo qeyb ahaa howlgalka midowga Afrika ee AMISOM.

- Advertisement -

Itoobiya ayaa sheegtay in Ciidankan ay ka qeyb qaadan doonaan dagaalka ka dhan ah Gobolka Tigree-ga ee ka socda Waqooyiga dalkaas oo galay maalintii 10-aad, waxaana dagaalkaas ka dhacay khasaaro xoogan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories