HomeWararMuxuu yahay Ajendaha kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka?

Muxuu yahay Ajendaha kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka?

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo sabti ah waxaay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeelan doonaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Xildhibaanada Golaha ayaa waxaa goorsii horeysay oo xalay aheyd lagu wargeliyay jiritaanka kulanka Maanta, isla markaana looga baahan yahay inay kasoo qeyb galaan, si loo dardar-geliyo howlaha shaqo ee Baarlamaanka. […]

- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo sabti ah waxaay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeelan doonaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Xildhibaanada Golaha ayaa waxaa goorsii horeysay oo xalay aheyd lagu wargeliyay jiritaanka kulanka Maanta, isla markaana looga baahan yahay inay kasoo qeyb galaan, si loo dardar-geliyo howlaha shaqo ee Baarlamaanka.

- Advertisement -

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoonka Golaha Shacabka ayaa waxaa lagu sheegay in Ajendaha kulankaas uu yahay  Akhrinta saddexaad ee hindise Sharciyeedka Beeraha Soomaaliyeed oo horey Akhrinta koowaad iyo labaad loo marsiiyay.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa la filayaa inuu shir guddoomiyo kulanka oo saacadaha soo socda ka furmi doona Xarunta Villa Hargeysa.

Muddo xileedka Xildhibaanada Golaha  Shacabka ayaa waxaa ka harsan muddo kooban, ayna horyaalan shaqooyin dhowr ah oo laga sugayo inay qabtaan, waxaana Guddoomiye Mursal uu sheegay in Golaha uu shaqada sii wadi doono ilaa iyo inta Xildhibaanada Cusub laga soo dooranayo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories