HomeWararMadaxweynaha Cusub ee Hirshabeelle oo kulan la qaatay wafdi ka socday Dowladda

Madaxweynaha Cusub ee Hirshabeelle oo kulan la qaatay wafdi ka socday Dowladda

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Marwo Xiis Xassan iyo Wafdi ay hoggaaminayso oo ku sugan magaalada Jowhar ee Xarunta Hirshabelle ayaa kulan la qaadatay Madaxweynaha cusub ee loo doortay Hirshabelle Cali Guudlaawe, ururrada Haweenka iyo Odayaasha Dhaqanka. Marwo Xiis Xasn ayaa madaxweynaha Hirshababeelle  Cali Guudlaawe Xuseen kala hadashay xaqiijinta qoondada Haweenka ee […]

- Advertisement -

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Marwo Xiis Xassan iyo Wafdi ay hoggaaminayso oo ku sugan magaalada Jowhar ee Xarunta Hirshabelle ayaa kulan la qaadatay Madaxweynaha cusub ee loo doortay Hirshabelle Cali Guudlaawe, ururrada Haweenka iyo Odayaasha Dhaqanka.

Marwo Xiis Xasn ayaa madaxweynaha Hirshababeelle  Cali Guudlaawe Xuseen kala hadashay xaqiijinta qoondada Haweenka ee 30% xilligan oo loo diyaar garoobayo doorashooyinka heer federaal.

- Advertisement -

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqul Aadanaha ee Xukuumadda Federaalka Xiis Xasan Aadan ayaa madaxda sare ee dalka ka dalbatay in haweenku gacan lagu siiyo sidii ay ku heli lahaayeen qoondada ay ku leeyihiin dowladda.

Madaxweyne Guudlaawe ayaa xaqiijiyay inuu ku dadaali doono sidii uu u sugi lahaa qoondada Haweenka ee 30%.

Wasaaradda Haweenka Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hadda wadda olole loogu magac daray u qareemidda haweenka ee arrimaha siyaasadda gaar ahaan xaqiijinta qoontadad dumarka ee ah 30%.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories