HomeWararGuddoomiyaha Golaha Shacabka oo magacaabay Guddi Cusub (Wareegto)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo magacaabay Guddi Cusub (Wareegto)

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magacaabay Guddi KMG ah oo soo diyaarin doona saameynta Cudurka COVID-19 ku yeeshay dalka. Wareegto kasoo baxday xafiiska Guddoomiye Maxamed Mursal ayaa lagu magacaabay Guddiga oo kooban 9-xubnood, kuwaasi oo dhammaan ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka. Magacaabista  Guddiga ayaa ku timid, kadib markii […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magacaabay Guddi KMG ah oo soo diyaarin doona saameynta Cudurka COVID-19 ku yeeshay dalka.

Wareegto kasoo baxday xafiiska Guddoomiye Maxamed Mursal ayaa lagu magacaabay Guddiga oo kooban 9-xubnood, kuwaasi oo dhammaan ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka.

- Advertisement -

Magacaabista  Guddiga ayaa ku timid, kadib markii Guddoomiye Mursal uu dhageystay Warbixintii saameynta  Cudurka halista ah ee COVID-19 ay Golaha kahor jeediyeen Guddigii sugida Cuntada iyo Nafaqada.

Guddigaan ayaa ka shaqeyn doona diyaarinta warbixin dhameystiran oo ku aadan Natiijada kasoo baxda xog uruurin ku aadan saameynta uu dalka ku yeeshay Cudurka, isla markaana Guddigaas hor keeni doonaan Golaha Shacabka Warbixin.

 

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Magacyada xubnaha uu magacaabay guddoomiye Mursal.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories