HomeWararFaah faahin kasoo baxeysa Gantaallo Caawa lagu weeraray Magaalada Asmara

Faah faahin kasoo baxeysa Gantaallo Caawa lagu weeraray Magaalada Asmara

Date:

Related stories

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Dhawaqa Gantaallo dhowr ah ayaa fiidnimadii Caawa laga maqlay Magaalada Asmara ee Caasimadda dalka Eratariya, kuwaasi oo ku dhacay qeybo kamid ah Magaalada, sida ay sheegayaan wararka halkaas laga helayo. Ilaa iyo saddex Gantaal ayaa ku dhacay Garoonka diyaaradaha Magaalada Asmara gaar ahaan halka ay diyaaradaha Caga-dhigtaan ee Runwayga iyo Xarunta Wasaaradda Warfaafinta dowladda. Dad […]

- Advertisement -

Dhawaqa Gantaallo dhowr ah ayaa fiidnimadii Caawa laga maqlay Magaalada Asmara ee Caasimadda dalka Eratariya, kuwaasi oo ku dhacay qeybo kamid ah Magaalada, sida ay sheegayaan wararka halkaas laga helayo.

Ilaa iyo saddex Gantaal ayaa ku dhacay Garoonka diyaaradaha Magaalada Asmara gaar ahaan halka ay diyaaradaha Caga-dhigtaan ee Runwayga iyo Xarunta Wasaaradda Warfaafinta dowladda.

- Advertisement -

Dad ku sugan xaafado dhow halka ay ku dhaceen Gantaallada ayaa warbaahinta maxaliga u sheegay in mar qura ay maqleen jugta Gantaallo, isla markaana ay aaga isaga tageen, iyagoona aaday goob ammaan ah.

Macada inuu jiro khasaaro ka dhashay Gantaallada Caawa ku dhacay qeyb kamid ah Magaalada Asmara ee Caasimadda dalka Eratariya, sidoo kalena ma jiro weli wax war ah oo kasoo baxay dowladdaas oo ay uga hadlayaan falkaas dhacay.

Arrintaan ayaa kusoo aadeysa, iyadoo saacado kahor Madaxda Gobolka Tigree-ga ay ku hanjabeen in weerar loo adeegsanayi Gantaalko ku qaadi doonaan Eratariya, iyagoona ku eedeeyay inay ka qeyb qaadatay dagaalka khasaaraha geystay ee ka socda dalka Itoobiya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories