HomeWararDFS oo mar kale ka hadashay mowqifkeeda Madax-banaanida Taiwan

DFS oo mar kale ka hadashay mowqifkeeda Madax-banaanida Taiwan

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa mar kale ka hadlay mowqifka dowladda Federaalka ee ku aadan Madax-banaanida Taiwan ee bariga Qaaradda aasiya. Wasiir Cawad oo wareysi siiyay Wakaladda Wararka Turkiga Anadolu News Agency  ayaa waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay kasoo horjeedo Madax banaanida ay sheegato Taiwan, isla markaana u […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa mar kale ka hadlay mowqifka dowladda Federaalka ee ku aadan Madax-banaanida Taiwan ee bariga Qaaradda aasiya.

Wasiir Cawad oo wareysi siiyay Wakaladda Wararka Turkiga Anadolu News Agency  ayaa waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay kasoo horjeedo Madax banaanida ay sheegato Taiwan, isla markaana u aqoosan yihiin Jasiirad ka tirsan dalka Shiinaha.

- Advertisement -

Sidoo kale Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay xoojineyso xiriirka ay la leedahay dowladda Shiinaha, ayna muhiimad weyn u leedahay tallaabadaas.

Isaga oo sii hadlaayay Wasiir Cawad ayuu tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay mar kasta diyaar u tahay inay fuliso heshiisyadii horey u dhexmaray dowladda iyo Shiinaha, kaasi oo ku saleysan dhinacyo kala duwan.

Si kastaba dowladda Federaalka ayaa horey Taiwan ugu digtay inay ku xadgudubto Madaxbanaanida iyo midnimada Soomaaliya, kadib markii Taiwan ay heshiis toos ah la gashay Somaliland, una aqoonsatay dal Madax banaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories