HomeWararCiidanka amniga Puntland oo Maanta howlgal ka sameeyay deegaano

Ciidanka amniga Puntland oo Maanta howlgal ka sameeyay deegaano

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ciidamada Amniga Puntland (PSF) iyo kuwa Daraawiishta Maamulkaas ayaa Maanta oo sabti ah howlgalo ballaaran ka sameeyay deegaano ka tirsan Gobolka Bari. Ciidanka amniga oo watay gaadiidka nooca dagaalka ayaa howlgalka sigaar ah uga sameeyay deegaanada kala ah karin, buuraleyda, Ceel-Onkud iyo Muguc, halkaas oo la sheegay inay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Daacish. Saraakiisha […]

- Advertisement -

Ciidamada Amniga Puntland (PSF) iyo kuwa Daraawiishta Maamulkaas ayaa Maanta oo sabti ah howlgalo ballaaran ka sameeyay deegaano ka tirsan Gobolka Bari.

Ciidanka amniga oo watay gaadiidka nooca dagaalka ayaa howlgalka sigaar ah uga sameeyay deegaanada kala ah karin, buuraleyda, Ceel-Onkud iyo Muguc, halkaas oo la sheegay inay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Daacish.

- Advertisement -

Saraakiisha hoggaaminayay Ciidanka howlgalka fuliyay ayaa sheegay in Ujeedka howlgalka uu ahaa mid lagu doonayay in lagu xaqiijiyo amniga Gobolka Bari oo xiliyada qaarkood falal amni darro ka geystaan kooxo hubeysan.

Degaanadan Ciidamada ay hawlgalka ka sameeyeen oo 45-KM ka xiga dhanka koonfur bari Magaalada Boosaaso ayaa waxaa saldhigyo ciidan ku leh Ciidamada difaaca Punland ee dagaalka kula jira Daacish iyo Al-shabaab.

Ciidamada Amniga Puntland (PSF) ayaa dhowr jeer howlgalo kala duwan ka sameeyay deegaano iyo degmooyin ka tirsan Maamulka Puntland, isla markaana waxaa dhinacyada dhexmaray dagaalo xoogan oo geystay khasaaro kala duwan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories