HomeWararQarax khasaare dhaliyay oo ka dhacay Magaalada Jowhar

Qarax khasaare dhaliyay oo ka dhacay Magaalada Jowhar

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Wararka aan ka helayno Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa ku warramay in Caawa Bom Gacmeed lagu weeraray Saldhig ay Ciidanka Dowladdu ku leeyihiin Magaaladaasi. Bomka ayaa lagu tuuray sida ay dad Goobjoogayaal ah inoo xaqiijiyen Saldhigga Ciidanku ay ku leeyihiin Xaafadda Horseed ee Magaalada Jowhar, waxaana ka dhashay Khasaare kala duwan sida […]

- Advertisement -

Wararka aan ka helayno Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa ku warramay in Caawa Bom Gacmeed lagu weeraray Saldhig ay Ciidanka Dowladdu ku leeyihiin Magaaladaasi.

Bomka ayaa lagu tuuray sida ay dad Goobjoogayaal ah inoo xaqiijiyen Saldhigga Ciidanku ay ku leeyihiin Xaafadda Horseed ee Magaalada Jowhar, waxaana ka dhashay Khasaare kala duwan sida ay sheegayaan wararka soo baxaya.

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyay labo Askari ayaa ku dhaawacantay, waxaana lasoo sheegayaa in dhaawacu uu yahay mid fudud, mana lasoo sheegin khasaare kale oo intaas dhaafsiisan.

Dableydii Bomka tuuray ayaa goobta isaga baxsaday, waxana Ciidanku ay sameeyeen howlgallo ay ku baadi goobayaan dadkii falkaasi ka dambeeyay, inkastoo aan la shaacin dad loo soo qab qabtay Bomkaas la sheegay in lagu tuuray Saldhigga Xaafadda Horseed ee Jowhar.

Magalada Jowhar ayaa dhawaan maxaa lagu doortay gabi ahaan mas’uuliyiinta maamulka Cusub, waxaana maalmo ka hor ka dhacday doorashada Maadxweyne Cali Guudlaawe iyo ku xigeenkiisa.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories