HomeWararGobolka Tigreega oo maamul cusub loo magacaabay

Gobolka Tigreega oo maamul cusub loo magacaabay

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Qoraal ka soo baxay xafiiska Ra’iisal wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa lagu sheegay in Mulu Nega  loo magacaabay hogaanka gobalka Tigreega ee colaadu ka socoto isla markaana looga fadhiyo in uu soo xusho xubnaha maamulka ee la shaqeynaya Go’aanka ayaa waxaa lagu gaaray kulan ay yeesheen golaha wasiirada sida qoraalka lagu sheegay. Aqalka sare Baarlamaanka […]

- Advertisement -

Qoraal ka soo baxay xafiiska Ra’iisal wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa lagu sheegay in Mulu Nega  loo magacaabay hogaanka gobalka Tigreega ee colaadu ka socoto isla markaana looga fadhiyo in uu soo xusho xubnaha maamulka ee la shaqeynaya

Go’aanka ayaa waxaa lagu gaaray kulan ay yeesheen golaha wasiirada sida qoraalka lagu sheegay.

- Advertisement -

Aqalka sare Baarlamaanka Ethiopia ee loo yaqaan house of federation ayaa horay u go,aamiyay in maamul ku meel gaar ah loo dhiso gobalka tigreega kadib markii dowladdu ku soo rogtay xaalad deg deg ah.

Sidoo kale waxa ay arrintan imaaneysaa maalin kadib markii baarlamaanka Ethiopia uu xasaanadii ka qaaday 39 xubnood oo maamulka tigreega ah kuwaas ee uu ku jiro madaxweyna hada ee ismaamulka Tigreega

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories